My Name Is Muslim ►My Identity: Islam ►My Purpose: Peace ►My Aim: Jannatul Firdaus ►My Favorite and Ideal Personality: Prophet Muhammad صلی اللہ علیہ وسلم
@elmikiwi Asw
Aad ayaad u mahadsan tahay walaal inkastoo English ka isku fiicneyn hadana mashruucan aad Baan u daneynayay... Ma jirtaa meel la idinkala Soo xiriiro Si aan tafaasil dheerad ah u helno?.
Mahadsanid
Next fight will be September 16, Etihad Arena in Abu Dhabi against the current @efcworldwide champion and the number one ranked fighter in South Africa live on UFC fight pass.
Muhidin Abubakar 🇸🇴 (3-0) vs Luthando Biko 🇿🇦 (10-3)
@uae_warriors
@musse408 Haa... Ad baad u mahadsan tahay...waxan jeclaan laheyn madama ad Somali tahay Si aan kaaga faaideysano in AAD af-somaali wax noogu sheegto.
Mahadsanid.
@HarunMaruf@AbdisalamAato Waa markii iigu horeysay inta aan barta Twitter ka harun maruf KU xurnaa e aan arko harun maruf oo fikirkiisa Ku dhiibanaya af-soomali.. inakstoo aysan iga aheeyn xumaan ama shaqsi in aan wax kasheego 🙏👍🏿 AAD baanan u jeclahay barnaamij yadaada.
Mahadsanid.