Israel’s recognition is clearly backfiring. This is only the beginning in Borama, Awdal State at the Bab al-Mandab choke point the Samaroon tribe came out in large numbers, holding Palestinian flags 🇵🇸, saying no to Israel and no to a one-clan secessionist enclave. Israel is playing with fire.
International law requires Israel to comply and respect the territorial integrity and sovereignty of Somalia. Recognizing a part of Somalia is a complete breach of this. Somaliland is an integral part of Somalia. Our people are firmly united in the defence of their sovereignty.
Waxaan markale Madaxweyne Xasan Sheekh ugu baaqeynaa inuu ka dhabeeyo ballantii Shirka Wadatashiga Qaran ee laga sugayey, talada ballaariyo, kuna hoggaamiyo dalka midnimo iyo wadajir, una soo laabto sharciyadda iyo siyaasad loo dhan yahay oo dalka looga gudbin karo xaaladdan.
The Turkish Somali oil deal is WORSE than Ethiopia Abey and Kenyan DEALS put together!
@HassanSMohamud your hunger for power has blinded you.
The Somali people and their resources are not for XARAASH.
Time to demand that ALL DEALS made by this government be made public.
Waxaan tacsida iyo murugada geerida la qaybsanayaa qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay, Alle ha u naxariistee, Marxuum Janaraal Axmed Saleebaan Cabdalle (Dafle) oo maanta ku geeriyooday dalka Cummaan.
Faanka iyo beenta uu soo qortey marka laga soo tago waxaa dambi iyo khiyaano Qaran ah 10 MoU Amni ee iska wada hor imaanayo ee Labada Gole ee Baarlamaanka iyo Aqalka Sare aan la horgeyn !
Xildhibaano & Baarlamaan kama jiro Soomaaliya.
Indha adayga iyo faanka beenta ah waa yaab.
Miyaad ma qasheen wax hadal haya ciidankii qaranka xooga, soo kas ma aha maanta wax kasta oo dhaca qabiil reer hebel ba dagaalay iyo qabiil hebel baa la qabsaday la leeyahay,
Micnaha ciidan qaran majiro mar horaa la baa,bi iyay,
XASAN SHEKH iyo kooxdiisa isku raranka ah ee indhow garadka ah, waxaa lagu kari waayay SAHAN GROUP farmaajo cadow kuma aha ee dalkeena soomaliya ayay cadow kuyihiin, Bal wakaase maanta waad aragteen meel walba iyo idaacadaha caalamiga ah waxa ay ka sheegayaan, Caku qof maangaban