@YassSomali Runtii way u qalantaa markaad Taxi ku xamalanaysay halkana ka barooranaysay iyadu qori ayey qadatay oo safka hore xabada ka ridaysay.
Markaa afkuxoogle calacalka kufiican iyadaa ka macno badan magacedana ulabaxaynaa.
@abdiazizmjama@cunayee Marka aad kufikirto dad kaagarasho badan inaad khalado waa dhibaato wayn Madaxweyne Tuur marka uu Somalia tagayey aragti ayuu lahaa.
Fahiima 1 dagmo oo godoona ayey katimid PL ma ogola besha calamku ma ogola raxanweyn ma ogola Hawiye ma ogola marka laga yimado Xasan danayste!