Always dream and shoot higher than you know you can do. Do not bother just to be better than your contemporaries or predecessors. Try to be better than yourself
No matter what your situation is, remember you have already been blessed by Allaah in many ways.
Don't be from those who only turn to Allaah when they need Him but don't thank Allaah when they are blessed by Him.
#GoodMorning
Arin aan lagu farxin oo ah dhaqan gun kana baxsan Islaamnimada in shaqsi Muwaadin ah leeska xirto. Waxa dhacay waa ceeb iyo lama arkaan. Waa in si deg deg ah xuriyadisa loogu soo celiyaa Cabdirisaaq Mire Dhoore.
Ugaaska,Odayaasha dhaqanka iyo Xildhibanada waa in eey xalkenaan
Thursday, April 18,1963
newspaper article accurately predicting people would be able to carry a phone in their pocket in the future.
This innovation idea comes true.
@HShPrez2Ware Waxaa kuu saran sawirka xurmadle Nabadoon Cilmi Hagar oo inta aay medkiisa qateen bartamha Aadan Yabal ku jideen sawira ku soo dul galeen isla adiga ayaa noo sheegayaa in Meydka Al argagixisad la xushmeya caajib
In kastoo gaboodfal iyo caro jirto, inkastoo lugu guuleeystay dagaal qaraar, haddana ma haboona in lagu dul ciyaaro maydka Shabaabka. Waa ka baxsan tahay dhaqankeenna, Diinteenna, iyo xeerka dagaalka. Waa inaan ka roonaanaa oo aanan u dhaqmin sida Shabaabka ama ka xun. Guuleysta.
Maxaabiista Shabaabka ee la soo qabto iyagoo nool, haddii cajalad laga duubaayo, yaan la weydiin qabiilka ay yihiin. Shabaab qabiil ma leh, inaguna kuma jirno dagaal qabiil. Waa sida Shabaabku rabo inuu ku kiciyo cadifadda qabiilka. Waa fursadda keliya ee u hartay. Hala joojiyo!