Proud Somali!
Keep your identity and let me keep mine since your approach isn't helping to create something we all can claim as ours!
Proud to be somali and hey happy for everyone else to keep theirs but please don't mixed up, it isn't mine it's yours and yours only.
wixii dhacay way dhaceene
hayeeshee dhugo waanada
inaa wada dhalashadaiyo
walaalnimadii dhiman
dhabtii waydin kala tagi
ama waydin kala dhiman
waxa dhici is waayoo
waydin kala dhaqaajine
is dheehan jiraa is nici
damiirku dhabaysan waa
hankay dhalanteed tahay
Nolosha: waxaad ku arkeysaaa wax wanaagsan iyo wax xun, nolosha waxa ay ku bareysaa dad wanaaagsan iyo dad xun.
Nolosha: waaa mid adag balse Waxaa ka sii adag in la fahmo xaqiiqda nolosha.
In aad wajahdo dhibka adag ayaa ku xiran hadba dhibtu inta ay la egtaha lkn qalbiga Aadke
Ma ogtahay in Rasuulka CSW, uu yiri:- Qofkii uu ilaahey siiyay Saddex Hablood, isla markaana Edbiya ee Wanaajiya Edbintooda waxay u noqonayaan kuwo Naarta ka Xoreeyaa➡️
Ma ogtahay jannada Allaah u Balan qaaday Mu'miniinta in la dhigay Lugaha Hooyooyinka Hoostooda.
jacalka ma cudurbaa mise waa.. ? hadduu cudur yahay dawo ma leeyahay dawadiisa waa qofka aad jacalaato oo kali ah manta nah ee tahay jawaabtu inaan adiga oo kali ah aan ku jacalahay aan ku bahanahay ? caashaqa dhaawicisa culusaa
dhaqtarkiisu yaraa dhimashadiisu u fududa #ka_Jawab
inuu yiri Rasuulkii Illaahay (s.c.w.) wuxuu yiri: Qofkii rumeeyay Alla iyo maalinta qiyaamaha ha ku hadlo kheyr ama ha iska aamuso, qofkii Alla iyo qiyaamaha rumeeyay ha xurmeeyo deriskiisa qofkii Alla iyo qiyaamaha rumeeyay ha soo dhoweeyo martidiisa.” [Bukhaari iyo Muslim].
Maalmaha durbaanada colaadaha la tumayo, xummadda qabiilkuna ay halka u saraysa marayso, qofka cagta inoo dhiga yidhaa waxa inta badan loo arkaa fulay bilaa damiir ah oo aan dhiig iyo dheecaan toona lahayn. In qofku si dhiiran tol jibbaysan uga horyimaaddaa #waa_Qofka_isku_kalson