Shalaybaad moodaa wali kama go’en quluubteena 💔🥹😢
#14Oct
Lkin waxaa nasiib dara ah in aan kuwii arxan daradaan inagula dhaqmay in wali ina dhax joogaan waline eysan arxan ino hynin oo waliba laga gorgortamo ciribtirkoodii 💔
#UGUS waa iney noqodaa tariikh laga sheegeyo un 💪🏻
Muddo afar bilood ah ayaan laayahay xildhibaan ama Siyaasi reer soomaaliland ah oo jooga Muqdisho 🇸🇴 oo idamiinta si aan u cusboonaysiisto Passport kayga oo iga dhacay awgii.
Dadkaasi say ii matali karaan saw dad shaqo tagay maaha.
@KhadarGulaid@OsmanDubbe@FawziaYusufAdam
100 Million Dollar ayaa lagu maalgalin doonaa sanadaha soo socdaa dekadda Berbera waa Maalgalintii labaad ee ay hesho marsada Berbera intii ay gacanta ku haysay Shirkadda DP world.
Mashaariicda sidan u waawayni badana shaqo abuur ayay leeyihiin halooga faa'ideeyo dhalinyarada.
"Dhalinyaraad tihiin, […] dalka idinkaa la wareegaya, idinkaa gacanta ku qabanaya, ragannimadii aad ku hantiyi lahaydeen, ee aad ku meel marin lahaydeen, ee kuwaa idin ka dambeeya aad ku simi lahaydeen, idinkaa la idinka doonayaa."
M.I.W. Hadraawi
Alle ha caafiyo.
Maxamed Yusuf
Wareysigii manta uu bixiyay madax weynaha qaranku wuxuu ahaa isacddayn ah in eysan xaggiisa waxba u xayirneyn, calooshuuna ka hadlay ma jiraa ragga kale nin sida farmajo oo kale shaatigiisa u caddayn karo . I jiid aan ku jiidee wa gacmo daalis , go’an fiican ayaa la qaatay.
Wax laga xumada weeeye dhamantoodne isma dhaanto iyo dhashood weeye 💔
Nin waliba siysi isku sheeeg caruurtiisa dal islameed nin qeyrkiisa dhistay ayuu caruurta keystay ayuu intaan yar Oo hooyooyin bdn u kablameen inuu cagta mriyo carurutane ka biisho u so baxyay😡 ina daaaya
Swrkani waa kii ugu sameynta bdnaa ee noloshyda Wn ka seexan gari wayay hurdo 💔 Tani waa leyska jaa'iseyn doonaa Tan hada jogna iyo ta dambo mid un . Lkin siyasi isku sheega Somali aan xishoodka lhyn ee sida fudud boogaha u damqinayo waxn leyhy qarankani sidan ma si ahanayo joog