As Chairman of the Foreign Affairs Committee of Somaliland’s House of Elders, I thank Senator @SenTedCruz for his genuine support of Somaliland and its role in regional security. Your support is vital for cooperation and peace in the Horn of Africa.@HouseForeignGOP@WhiteHouse@SenateForeign
This is on point wlhy, these government officials are by far the most idiotic, ignorant, selfish people we ever saw.
They are really incompetent.
Bravo @cjnas_@kasim_wise
Imagine if a Somaliland ambassador to Iraq or Syria hosts the Turkish separatist movement "PKK group" in his embassy. Wouldn't this be outrageous and let Turkey to take action?
We have the Somaliland govt who hosted Somalia's Turkish consulate while it's still being disrespected
Ninkii xilkii sharafta laha iska casilay ee Cadowga #Somaliland la saftay ee jabhada Noqday ayaa maanta xil loo doortay‼️
khaayimiin is doortay layaab male balse xaga loo doortay ayaa yaabku ku jiraa 😑
Waa Berbaradii Magaca Waynayed Baxsantii dalkayga ee Afrika meel saartay‼️
Bye bye Berbera - Dekedii Berbera waxa la wareegay Ismaaciil Cumar Geele.
------------------
Hohey Somaliland hurudooy.
------------------
Ka bid markii ay xukuumada labada xisbi ee KAAH iyo Wadani ee C/Raxmaan Ciro hogaamiye ay hawadii Somaliland ku wareejiyeen Somaliya isla markaana ay E-Visa kula soo shurakoobeen waxay maantana faraha ka bixiyeen dekedii Berbera, markii ay basaaskii Ismaciil Cumar Geele ku lahaa Somaliland Abdiqani Caateeye loo magacaabay badhesaabka ama gudoomiyaha gobolka Saaxil.
Sidaa waxa ku guulaystay Geelle inuu si toos ah ula socdo dhaqdhaqaaqa shaqada Berbera, UAE, Ciidamada US ee halkaa soo degeya ee imanaya iy guud ahaanba sirta dekeda Berbera.
Xukuumada Ciro iyo KAAH ayaa amarka magacaabista laga soo siiyey Jabuuti ka dib xeerkii Ciise ee isna dhowaan lagu soo amray inuu Seylac ku qabto.
Waxa kaloo taa ka sii daran in Somaliya ay habka eletroniga ku maamush konteenarda soo galaya Berbera.
Jamhuuriyadii Somaliland waxa dhulka lagu so dhigay sanad gudihii. Si ula kac ah.
Dhamaan shacabka Somaliland waxa loogu baaqayaa in ay ka hortagaan magacaabista basaas Caateeye ee magaalada Berbera, xeerka Ciise ee dadka lagu ælaayeyna ay joojiyaan.
Ayaan daran Somaliland waxaa maanta ka taliya koox la haystayaal ah oo shisheeshe soo amro.
IOG and Djibouti’s beef with #Somaliland is simple: He believes #Berbera is a threat to DJ port’s monopoly in the region.
He’s spent 30+ years sabotaging SL to keep it in a state of limbo.
Today Cirro threw him an assist by appointing his spy in SL as #Berbera’s new governor.
🚨🚨⚡️⚡️ Digniin!
I said this before and I will to say it again:
This government is at War with its own citizens!
This Djibouti agent will now have access to sensitive Berbera information and board meetings and will, of course, pass it back to his handler Guelleh!
Let that sink in‼️
Badhasaabka gobolka saaxil.
madaxwaynaha muxuu u soo urursanayaa dadkii qaranimada ku fashilmay ee sheegay inay daacad u yihiin dawlado kale?
Berbera ma in la soo xidho ayuu madaxwaynuhu magacabistan u sameeyey.
Reer berbera ha la shaqaynina ninkan djibouti ayuu daacad u yahay oo uu u shaqeeyaa.
Cirro waa basaas ay samaysteen dawladaha qaranka jamhuuriyada somaliland ka soo horjeedaa.
Amarkooda ayuu ku shaqaynayaa mana diidi karo.
Finally more Americans are waking up to the fact that Ilhan Omar, Somalia and Somalian ‘Americans’ have been waging a war on the peaceful people of Somaliland using stolen tax payer dollars
This story needs to be investigated further
📍Mogadishu
Huge protest broke out in Mogadishu after HSM family sized property of ordinary citizens. The situation is intense and may get out of control soon.
Stay tuned…