Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika (AfCFTA), Mudane Wamkele Mene, oo booqasho rasmi ah ku yimid dalka.
Waxba aan maanta nasiib u yeeshay, inaan ka qayb galo furitaanka carwada buu haagt are muqdisho ( Mogadishu international book fair 2021) @Br_Diini ku mahad Sanid walaal shaqada wacan eed qabato, gu’ kasta amintan oo kale. Akhrisku maskaxduu koriyaa.
Fartuun Adan & @IlwadElman were awarded the 5th annual #AuroraPrize in 2020. Due to the global outbreak of #COVID19 & the imposed restrictions, the 2020 Aurora Laureates were announced online & today Fartuun was honored with #AuroraPrize statuette at #AuroraDialogues in #Venice.
Our COO,@IlwadElman explained the findings of the consultations during a constructive workshop conducted by @africas_voices to enhance relationship and healthy conversations between the government and communities
AA emergency team in action responding to the victims of Belat-hawo conflict in Gedo Region. The response team provided emergency medical support to 7 victims and transferred to Madina hospital in Mogadishu.@cadowm8 @OFilish@AbikarDr@supply_shine @sara_halimah @WHOSom