@Awale11 Side dawladnimadeenu u hormari karta . Hadii intii saaqidinta ahayd ee qaadka iyo balwada dishooday ay haystaan xafiisyada dawlada ? Been iyo qorshe qaadiro isku maaweelina hadan sl nahay
@MOFA_Taiwan is now acting african horor movie ππ
2 years with to 22 million projects with 0 action
Taiwan ba xata baratay musuqmaasuqii somalida iyo caqli yaraanta africaanka
@kingofSomaliaa Hada aragto qof ka hadlaya somali wayn wa faqash ama qadaadwayn stress hayo ku fashilmay arimaha gudaha dhexdooda nafis ka dayaya somaliwayn
Hadana meelaha 6-7pm waxa laga fujiyay boodhadhkii iyo sawiradii cirro yado la yidhi wa la baajiyay soo dhawayntii oo cirro uma bahna
Hadana melaha 10pm aya dib loogu soo celiyay boodhadkii yado xukummadu isku khilaaftay soo dhawaynta oo 3 jeer soo kala saartay amara is khalafay
@ShaashMohamed Marku hargeisa joogayna wa caasimada somaliland , marku ka baxayna wa casimada labad somalia ππππ. Buurnidisa la garta inaanu caqli fara badani ku jirin