@ugasso01@Ramadan70530344@AhmedMoFiqi Malin dhow wey baaba aysa jabuuti somalia na hada wey idin so jesaneysa oo wan idinku so direyna anaguna barbera ayan ethiopia u so wareejineyna, marki hore idinko nolol heysan ayad beyl si galeysan somaliland uma so xagabaxeysan xudhudhka ayan xidhaneyna
@meaniegirlie@isxaaq10@Oligarchow@Abdirahmanirro Heesaha kama hadlayo ee waxan ka hadalaya ninkan dhalinyarada ah ee manta halkan inoo dhigeyaa in qoladan xukumada heysa ay qaldanyihin isagoo hawadi somaliland aderki cuney dahabshilna aan aragno wuxu sameynayo in uu china hishyo la galayo
🚨 BREAKING: MISSILE ATTACK DAMAGES SAUDI ARABIA'S TALLEST SKYSCRAPER!
A suspected Houthi missile attack has damaged the Public Investment Fund (PIF) Tower in Riyadh, Saudi Arabia.
The 385-metre skyscraper, located in the King Abdullah Financial District (KAFD), reportedly suffered damage across several floors, with windows blown out and parts of its exterior facade damaged.
The Saudi-led coalition confirmed a missile threat targeting Riyadh and said falling debris caused material damage.
No casualties have been reported so far.
#SaudiArabia #Riyadh #BreakingNews
The Djiboutian President’s son-in-law, Saadiq, was appointed as Somalia’s Minister of Defence – a news story we shared on 7 November, by Cabdala Muumin.
16 cisho ka hor, bartan Voice of Horn waxa ka tabinay in Fiqi la badalayo, isla markaana Djibouti ay si toos ah u rabto position-ka Wasiirka Difaaca.
Maanta warkaas waa soo baxay, waxaana xilka loo dhiibay wiilka uu sodogga u yahay Ismaaciil Cumar Geelle.
Horre, waxa la doonayay in Wasiirka laga dhigo qof ka soo jeeda beesha Ismaaciil, balse arrintaasi way suurto geli wayday sababo la xidhiidha awoodda siyaasadeed iyo deegaanka. Hase yeeshee, ugu dambayn xilka waxa loo dhiibay wiilka uu sodogga u yahay Madaxweynaha Djibouti.