@Guntigaab Labada xafis ee madaxtooyada iyo wasrada arimaha gudaha ayaa lahaa goaanada lakin marwalba xafiska madaxtooyada ayaa goaanka u danbeeya leh. Arintan markii hore si cilmiyaysan looma darsin, hadana l waxayba noqotay proxy war.
๐จ BREAKING: Guinea-Bissau may be preparing to become the second country to recognize the Republic of #Somaliland, following @Israel's move in December 2025.
Somaliland's Foreign Minister, and reportedly the Minister of the Presidency and other senior dignitaries, are currently in Bissau.
Similar reports about other nations preparing to follow Israel's lead have circulated in recent months without resulting in formal recognition. This remains unconfirmed.
Waxa socda isbeddello siyaasadeed oo #Somaliland dani ugu jirto dhinaca siyaasadeeda arrimaha dibadda kuwaas oo la filayo in ay dhacaan maalmaha soo socda.
Haddii sida ilaha dublumaasiyadeed tilmaamayaan wax u dhacaan waa guul kale oo Somaliland u soo hoyatay.