@EgehHusen In aynu cadaabta ciil ka doorannay miyaanay run ahayn?
1980's in aynu dhimanno oo adduunyadii aynu dhisaynay 300 sanno burburto oo nafteenna hurno ayaynu ka door bidnay in Afweyne ina gumeeyo, maantana, cid kasta oo ina aqoonsata, waynu soo dhoweynaynaa.
@I_amMukhtar They don't know how do foot sweep. Push him, and when he pushed you back kick very hard on his feet to interrupt his balance, and he fall on the ground.
@Doug_Casagrande@90sFootballUK1@grok Hey @grok you failed to recognise that player on the right, this is the line up from right: Batistuta, R9, Romario, Vieri, Baggio, and Carlos.
@hargeisa234 Wuu cuqdadaysan yahay. Isaga iyo qaar la mid ah waxaa ka degi la' ilaa iyo maanta in Afweyne dawladiisii la riday oo laga adkaaday, oo SNM ka adkaatay.
@EgehHusen@khadarlooge But the question is: why is the Turkish consulate still here in Somaliland, they encourage Somalilandโs youth to rise up against their government and their independence?
@Saeedshukrihus1 Disgraceful. A ruling class that fails to honour and remember those who sacrificed their lives to restore the independence of 26 June, the very day they celebrate today, has forgotten the foundations upon which it stands.
Shaqada xukuumaddu waa arrimaha uu ninkani ka hadlayo.
@Abdirahmanirro
Listen to your people. They didnโt elect you only to improve foreign relations, they elected you to change their daily lives.
Selling expired medication to people for profit is injustice and un-Islamic.
@Abdirahmanirro@MadaxtooyadaJSL
Itโs time to act on the peopleโs mandate and bring these corrupt business owners to justice.
@MMSomalitv Hadda 26th June ayaan u jeedaa, waa maalin siyaasi ah oo qaabaysay sovereignty or geopolitical entity dunida ku soo biiray. 18th May ma aha maalin siyaasadeed, ee waa maalintii dib u xoreysay 26th June,si ay u sii waarto 26th June.
@MMSomalitv Labadaa maalmood tee baa muhiimsan. Labadan maalmood gaar ahaan 18th May, waxay u hiilisay 26th June, waa maalin siyaasi ah, ma aha maalin halgan. Kuwa maanta ku doodaya in ay iyadu muhiim tahayna, waa kuwii iyada lafteeda aasay, ee 1July ka door biday.