@DrBaadiyow Dastuurka oo aan la dhamaystirin, dalka oo aan nabad ahayn oo dadku degaannadooda ka codayn karaan & Maxkamad dastuuri ah oo wax kala qabata oo aan jirin, doorashada la qabto ayaa dalka dib u celin karta lana diidayaa cidda qaabkaas lagu doorto !
I am asking for everyone at the U.S. Capitol to remain peaceful. No violence! Remember, WE are the Party of Law & Order β respect the Law and our great men and women in Blue. Thank you!
I would like to Congratulate the newly President & Vice president Elect H.E Ahmed Abdi Karie & H.E Ali Eid, we are all very proud that you are willing to serve as the leaders of our State of Galmudug !
@Xildhiban@M_Farmaajo@HassanAKhaire@Gaalmudug Somaliland waxay qabaan dacwo dadkii lagu haystay aysan dunida joogin, kuwa ay maanta dacwaynayaan maba aha dadka ay rabaan inay kala hadlaan dacwadaas, doodoodu macno ma badan ma leh !