#2020. Sanadkan sii dhamaanayo, waxyaaba badan ayaa ii qabsoomay. Guulo badan ayaan gaaray. Waxaan Eebe weyne ka baryayaa Sanadkani #2021 inuu kheyrkiisa na waafajiyo aniga iyo dhammaam muslimiinta. Waxaa Eebe weyne ka baryayaa inuu iiga dhigo mid aan ku baraaro. Inshaa Allah
A new strain of #Covid_19 identified in the UK. UK is currently witnessing a mini exodus as people try to get back home ahead of Christmas. Some European countries banned flights to and from UK as the new strain of the virus is expected to spread like a bush fire @Qamarxaji11
It is good that Pres Madobe & Deni to come to Mogadishu for talks with government officials since they were not part of the Dhusamareb 3 conference, but if there is a third party mediating, it will undermine our unity and provide an opportunity for those who hate our progress.
Ha dagaalin minaad raydo reerkaaga waaye, minii lagaa raayo ruuxaaga waaye
Do not fight if you win, you pay with your stock and if you lose, you pay with your life.
@Awlibax@Negeye2020@khadracajeb@Qamarxaji11 @abdisalam_e @Mabdirisack1 @CilmiMohamed1 @mometov@Riovice
Waxaan idin rajeynayaa Ciid farxad iyo nabad ay ka buuxdo. Habeeno wacan & maalma xasiloon Eebe ha inooga dhigo.
Ciid wanaagsan
I wish you a very happy and peaceful Eid al-Adha. May Allah bless us with good nights & days.
Eid Mubaarak
Qofka Soomaaliga ah ee dhoqanimada u dhashay, waxaa ka xun kuwa tirada yar ee la doqomeeyey, lana ogolansiiyey in dalka iyo dadka Soomaaliyeed in uusan YEELAN Halyeeyo ay ku hirtaan.
إن اللسان من نعم الله العظيمة فانه صغير حجمه عظيم طاعته وجرمه فمن اطلق عذبة اللسان واهمله مرخي العنان ساق الي شرف جرف هار.مدح الشرع الصمت" الصمت حكم وقليل فاعله" وقال (صلي الله عليه وسلم) من كان يومن
بالله واليوم الاخر فليقل خيرا او ليصمت
@cubeyd_jama@Awlibax@cdcawdiriye
#Help_us_build_a_school. Schools are the most essential 2 the development of younger generations & vital to the growth of the community.
We request U to stand with the Garilley School. Due to your donation we'll reach our goal & expect 2 have more advanced & transformed society.
Please donate in the completion of the Geriley Primary School, which is the first school in Gariley, its under construction now intiated volunterily by the youth/community, please participate in lightening the future of Geriley children.
@alihwarsame
https://t.co/KMN8CWmhxz
You are vanguard of the new enlightened generation and bearer of the new vision of the reconstruction of your devastated nation
You can rebuild your country by your vote.