Top Tweets for #CADDAALADDA

#SoomaaliyadaCusub Qaran mid ah, dal nabad ah & dad hormarsan. Ummad wadajir u hirgelisa #HiigsigaQarniga2060 oo #Amniga #Caddaaladda, #Horumarka, #Dadsoosaarka & #Waxsoosaarka deris & dunida kula tartanto, Alle Idankii.
-
There's no such thing as being over-prepared for success!

Galmudug waa Nabad. Nabadayn wax badan loo huray. Aynu Alle uga mahdinoo dhuujisano.
Yaan loo kala harin #Amniga #Xasilloonida #Caddaaladda #Horumarka #GalmudugooHeshiishAhSoomaalinaLaHeshiisAh
Dhulka deexdaa oo isku xira from hobyo , Ceelhuur, ilaa xaradheere.
Ku dalxiis Galmudug oo ah dhulka ugu fiican somalia.
Maanta Soomaalida Xalaasha ah waxay carrigooda ka sifeynayaan Al-Khaaarij. Qaranku wuxuu cagta saaray dhabbihii lagu xaqiijinayey #amniga, #caddaaladda, & #horumarka. Hore baa loo socon #SoomaaliyadaCusub Taariikh baa qormeysa.
Af-Khawaarij ha iska taqdo❗️
Shalay maanta maahan‼️
Ganta kale waxaa looga shaqeynayaa yagleelidda #SoomaaliyadaCusub, #Qaran xor ka ah #argagixiso & #musuq. Dal #amni ahoo #xasillooni & #nabad Ummaddeedu ku wada nooshahay, deris & dunidana kula nooshahay, qaado dhabihii #caddaaladda, #waxsoosaarka, #horumarka & #barwaaqosooranka.
#CADDAALADDA
إن اللَّهُ يَنْصُرُ الدَّوْلَةَ الْعَادِلَةَ وَإِنْ كَانَتْ كَافِرَةً وَلَا يَنْصُرُ الدَّوْلَةَ الظَّالِمَةَ وَإِنْ كَانَتْ مُؤْمِنَةً " إبن تيمية
9 Days to go @AAbdishakur 💪🧡💪🧡
#DoorashadaMadaxweynaha10naad
#AAW4PRESIDENT
#WADAJIRIYOWADATASHI
Hufnaanta hannaanka #Caddaaladda & sarraynta sharcigu waa tiirka ugu muhiimsan dowladnimada, waa aasaaska horumarka iyo waddada lagu gaari karo xasillooni. #Garsoorku waa halbeegga isu-dheelli tira xiriirka bulshada ka dhexeeya, looguna adeego si caddaalad ah.
#HirgeliSharciga

Odayaasha: Waxannu rabnaa #Aisha iyo gabdhaha kaleba xaqooda in ay helaan. Xeer dhaqameed shaqeeyn waa waana la eeday. Waxan rabnaa in dawladd, culimada iyo odayaashu mid waliba kaalintiisa qaato xaqiijinta #caddaaladda!
#JusticeForAisha
#Somalia
#Puntland
#Galkayo
Ergayga @UN #Soomaaliya, Nicholas Haysom ayaa kulankii ugu horreeyay la yeeshay madaxda haweenka #Soomaaliyeed, oo ka kala socda baarlamaanka, xukuumadda, waxbarashada iyo ganacsiga – QM ayaa taageereysa kaalinta haweenka ee dhabaradeygga, #nabadda iyo #Caddaaladda bulshada.

Soomaalida #CADDAALADDA ayaa dhibta. Adeerrayaalow #WASIIRKA ladilayna ciddii dishay waaba lahayaaye #MUDANKOODA hala mariyo, qaarkood waaba la mariyaye. Kuwa #QALBIDHAGAX iibsadayna iney qaldanyihiin waaba loo sheegaye, iyana #ABAALKOODA hala mariyo.
#YAAN_BOORKA_LEYSKU_QARIN
Last Seen Hashtags on Sotwe
clementescotocabrices
Seen from United States
brosis filter:videos
Seen from United States
ometv #reaction
Seen from Netherlands
DesignJoulu2018
Seen from United States
własno
Seen from United States
50anosdeabril
Seen from United States
ankaragay
Seen from Turkey
minichat((((((()))))))* filter:native_video
Seen from United States
robloxrule34
Seen from Vietnam
pretlah
Seen from United States
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.7M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.5M followers

Bill Gates 
@billgates
65.2M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers











