Top Tweets for #ILASOCO
Wasiir-ku-Xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Galmudug, Mudane Eng. Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Dhagacade), ayaa magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay Marwo Wafaa Saeed, Wakiilka UNICEF ee Soomaaliya, iyo wafdi ay hoggaaminayso.#ILASOCO

Todobbo Diyaaraddood oo sida Ciidamo iyo hub culus, kana tirsan guutooyinka GorGor iyo Haramcad ayaa gaarey tan iyo saakay garoonka diyaaradaha Raaskambooni oo ay Dowladda Federal ka Somalia oogu talagahsay inay lawareegaan meelaha ay kabaxeen ciidanka ATMIS . #ILASOCO

Dhuusamareeb: dab xoog leh ayaa goordhaw ka kacey kaalin shidaal oo ku taala bartamaha Caasimada Galmudug.
Dabkan oo laga cabsi qabo in uu kusii fido goobaha ganacsi ee halkan ka dhaw ayaa lagu howlan yahay damintiisa .#ILASOCO

Sawir ka turjimaya Nabadda, xasiloonida, quruxda iyo Dowladnimada Jubbaland.
Waxaan waqti fiican kusoo qaatey xeebta Liido ee Kismaayo,
Waxan idinla wadagi doona sawiro iyo muqalo aan ugu tala galey inaa kuso bandhigo bilicda
magalada kismayo kafiso 📍
#ilasoco 💁🏻♀️

Saaka Beerxaani duleedka #Baladweyne ayay AS dagaal kula waregeen horantii 7aadkana waxay si nabad galyo ah kula wareegeen degaanka Cali Ganey.
Hiiraan waxaa xoreynay, AS xiligoodii wuu dhamaaday madaxdii meelaha lasoo taagneyd talow maxay iminka ku jawabi doonaan.
#ILASOCO
Ciiidamada dowladda ayaa Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Ahlusunada hubaysan saakay ku qabtay Guriceel kuwaa oo qayb ka ah maxaabiis ku dhow sodon oo shalay iyo maanta lagu qabtay dagaalka ka socda Guriceel.
#ILASOCO

Togga dur-duri ee u dhaxeeye Ceel-dahir iyo Carmo ayaa xiran kadib markii ay kusoo dhaceen daadad biyo ah sop mareen, isku socodka gadiidka ayaa hakad galay.
#ILASOCO
@yasmine_jamac Warar aan ka helnay @TheVillaSomalia ayaa sheegaya inuu Madaxweynuhu ka tanaasulay khudbadii uujeedin lahaa
Saacadaha soosocda waxaa la filayaa in uu dhawaaqi wasiir dube
#ilasoco
Shirka wadda tashiga Musharaxiinta Madaxweyne Somalia oo la kulmey dhallinyarada kala duwan, kuwaas oo kala hadley xalada Doorashada Somalia.
#ilasoco share dheh
Muqdisho masaanay ugu diyaar garoobaysaa doorashada?
@M_Farmaajo
Markii hogaanka kuwa hayaa aymacaash ujogaan kursiga 3D ilaawan!
#ILASOCO share dheh

Guriceel oo dhirtu wada cagaaratey.!
#ILASOCO

Madaxwaynaha Galmudug "QoorQoor" ayaa maanta tababar usoo xiray Cutub ka mid ah Daraawiishta Galmudug oo mudo dhowr bilood ah tababar ku qaadanayay Xerada Indha-qaris oo ku taala Duleedka Gaalkacyo.
#ILASOCO

Ciidamada dowlada somaaliya Aya kenya
Kala wareegay fariisimo Horleh ka dib markii Dagaal sacaado Qaatay oo ka dhaxay xadka u dhaxeeya somaaliya kenya share dheh
Taliye Suulnuug ayaa Hogaaminaya Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya🙏❣
#ILASOCO

31-Sano kaddib waxaa caawa dib u billowday shaqada Sacaddii garoonka cayaaraha ee Muqdisho.
#ILASOCO

Last Seen Hashtags on Sotwe
พระบาท
Seen from Thailand
เกษตรสมบูรณ์
Seen from Thailand
หีเด็กมัธยม
Seen from Thailand
xlii #exny #nolimit() +filter:native_video
Seen from Ireland
rapi
Seen from Malaysia
limpiadordeaura
Seen from United States
Dimitrescu
Seen from Australia
sm32578119
Seen from Korea
vcs istri
Seen from Indonesia
gooningcaption
Seen from United Kingdom
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.1M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.1M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
112.3M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.1M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.3M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.7M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.6M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
74.1M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
71.4M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.3M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.4M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
64.3M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.7M followers

X 
@x
60.8M followers



































