Top Tweets for #Somalidu
#Shalay wuxuu beegsanayay #Xeer_Ciise oo dhaqanka Somalida magac u soo hooyay .
Wuxuuna qoraallo iyo dacwad joogta ah u gubinayay hay'adda #UNESCO
#Maanta_na
Wuxuu u galay #Zionisti-gii ( Mario Nawfal ).
Wuxuuna beegsanayaa ilihii dhaqaalaha Somalida.
#Somalidu way nala arki

@JibrilQoobey Waan akhriyay lkn markaan dhameeyay waxan ka qoomameyay wakhtiga aan ku lumay calaacalka @JibrilQoobey runtii wax xigmad ahi kuma jiraan postagagan waxase iiga muuqata cuqdad iyo calool xumo kadib markii #Somalidu fahantay mashruucii lacag urursiga @HESaidADeni ee #ISIS
#Somalidu waxay tidhaa :-
"Doqon ha gar'gaarin ,, Hana gar'gaarsan"

Hadaanu jirin #Maxkamad madaxbanaan oo celisa madaxda ku xadgudba dastuurka Somali ku hishiisay.
Hadii @Golaha_shac_JFS larabay inu matalo shacabka uu ku milmay @TheVillaSomalia soow manoqon siyaasada #Somalidu ilameereeso.

#Somalidu intay #midnimo raadinayso ayuu qiyaamu saac ku imane armay roon tahay inaan sidaa #carabtaa u noolaano,
Iyadoo maamulkastaa iskii isku maamulo laba fasaxo intii rabta inay qololkeeda xaadhato ugu horayn #PL iyo #SL
Intaa soo hadhayna haday ku heshiin waayaan iyo mid sii hadaadaan hakala dareereen,
Waa fikir mid ka mida saaxiibada igu xidhani ila wadaagay.
Firkikiina nala wadaaga.

#Somalidu qoloba waxbee ku mashquulsantahay. 1- Qolo waxa ka goโan sida wadanka argagixsada looga ciribtiri lahaa, maadaama larabo in hore loosii tilaabsado. 2- Qolo kale waxee ku mashquulsantahay sidii ee u xagaldaamin laheed kuwa raba in Argagixsada laga itaalronado
#somalidu waa dameer malab sida .. dadka dhulkaa haystaa waa ay ka baahan yihiin
#MAAKHIR: Alxamdulillah Maakhir dad, dhaqan, dhul, bad, buuro iyo duunyoba waa buuxnaa maanta Masha Allah, Nabad, Sharaf & Ciso baa korkayaga ahaatay, Dal dihin xag kastaba oo xor ah, noqon kara profit-center-region ama nationโs bread-basket region ama #Quudiye, Allaha weyna ka xoreeyey inaan noqono Cost-center-Region ama #Dulsaar!
65% - 70% dadku yahay dhalinyaro u heelan shaqo gelin, hal abuur iyo tacliin sare!
Fadlan markale ila dhugo nicmooyinkaa Allah inagu manaystay hadaad jaleeciddaadii hore ka ilduuftay?!
Guuleeysta!
Faisal Hawar. .qof deeganka ah baan ka soo copy

Ninkana Mujaahid ayaa naga filan qalasayaasha tiktok ka hadlay mid kastaba jawaab culus ayuu siiyay so funny๐คฃ waa libaaxa xeebaha #Somaliland quruxda badan #Somalidu waxay ku maah maahdaa ciirtaa dhame ayaa ceebtaa yaqaana isagiibaa isdhagayso layidhi hello #CBB DA #failmajo
Baryadu waa ceeb gaar ahaan qof lixaad kiisa qaba balse baryahaan #Somalidu wey caadaysatay oo ceebba uma arkaan๐ข
#Somalidu waa dad marka ina adeerkood tilinaayo muwaadiniin wada ah marka laga guulaystana mucaarad wada ah๐ฏ๐ฏ
@M_Farmaajo @HassanSMohamud walee midkiina meel ma gaadho inta umadda noocan ah idin taageerayso

#Somalidu meelwalbo ee joogto waxee isku abuse-gareesaa shaati dowladeed
Masโalada weyn ee culimada #Somalidu badankoodu ka gaabsadaan waa takoorka xaq-darrada ah ee lagu hayo dadka sharfan ee la hayb sooco. Mahadsanid #UniversalTV #BaraarugBulsho. https://t.co/AD6JkS6DLF
Blessed Friday Family and family. #Somalidu ha loo duceeyo waxaa ku dhacey tiihii reer Ibnu Israaโiil in Ilaahey u naxariisto, dhibakanina ka saaro!
hambalyo hambalyo walalaha #ogadeniya run ahaan tii adinka ayaa mudan in laidiin hambalyeyo hadaa nahay somali inteeda kale mailoobi doono halgankii adkaa eed lagasheen gumeysiigii #Ethiopia iyo gobanimo udirirkii aad kumujideen in #somalidu ay tahay umad gumeysiga neceb .

#Somalidu Waa Qoomiyada Keliya Ee Dhaqankeedii Soo Ilaabaysa Tolow Xagee Laynoo Wadaa๐ค
Last Seen Hashtags on Sotwe
hscandid
Seen from United States
ngintip
Seen from Indonesia
ffistingboy
เธเนเธฒเธเธเธธเธ
Seen from Thailand
sockjob
Seen from Turkey
momsonn
Seen from Mexico
็
ใฟใฎaknkใใฉใน
Seen from Japan
BOUYASHAKA
minichatt((((((((**********************************************)))))))) filter:videos since:2026-10-15
Seen from France
shemale
Seen from India
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.5M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.8M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.3M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.5M followers

Bill Gates 
@billgates
65.3M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.2M followers

CNN 
@cnn
61.7M followers

X 
@x
60.7M followers
























