Top Tweets for #XiMan

Beesha #Sade ayaa go'aansatay in diyaaradaha diiday in ay dagaan garoonka #Caabudwaaq aysan dib uga dagi doonin 8 garoon oo kula yaal Gabolada #Gedo iyo #Ximan.
Garoomada diyaaradahaan laga joojin doono waxaa ka mid ah.
Caabudwaaq
Balanballe
Dollow
Luuq
Baardheere
Buurdhuubo
Garbahaarey
Ceelwaaq
Shirkadaha diyaaradaha ayaa siyaasadeeyay duulimaadyadii ay ku tagi jireen Caabudwaaq balse shacabka gobolada #Gedo iyo #Ximan ayaa ka gaaray Go'aan cad.
Dhinaca kale waxaa socda ganacsato kasoo jeeda gobolada #Gedo iyo #Ximan in ay iibsadeen 2 diyaaradood oo ka shaqayn doona gudaha dalka. Isku Tashiga Bulshada Mirahas bu leeyahy. ππ½ποΈ. #HilaacAirways π©οΈ

Congratulations to the new province of #Ximan. Previously, there were Galgaduud and Mudug; now Ximan has joined. The new province that the Council of Ministers approved tonight and which will be forwarded to the parliament now consists of 5 districts, namely, Caabudwaaq, Balanballe, Xerale, Galinsoor, and Dhabad, and more than 10 large towns, some of which will soon become districts such as Bangelle and Landher. The capital of the new province Ximan will be #Caabudwaaq. I will like to thank MP Raysal Qorane Abshir who put time, thought, and energy into this new province.
Hambalyo Gobalka cusub ee #Ximan.
horay waxaa u jiray Galgaduud iyo Mudug hada waxaa kusoo biiray Ximan.
Gobalkaan cusub oo Golaha wasiirada caawa an sixiyeen Baaralamaankana loosii gudbin doono, wuxuu ka kooban yahay hada 5 Deggmo oo kala ah, Caabudwaaq, Balanballe, Xeraale, Galinsoor iyo Dhabad. Iyo in ka badan 10 deegaan oo waaweyn oo qaarkood mardhaw Degmo noqon doona sida Bangelle iyo Landheer. Caasimadda Gobalkaan cusub ee Ximan ayaa noqon doonta #Caabudwaaq.
Allaha kasakow, waxaa dadaal dheer, waqti iyo xoolaba galiyay in Gobalkaan caawa lagu ansaxsho Golaha wasiirada iyo, Xil Raysal Qorane Abshir oo dagaal dheer kadib guushaan keentay, xiliyo kala duwana an ogaa meelo badan oo ay arintaan u gashay siday uga miradhalin lahayd dad badana gobalkaan dartiis ugu kala tageen iyo cid kasta oo kale oo si un door ku lahayd arinkaan.

π #Ximan π§ π
Allow yaa dawaafoo
Dalxiis yaa u baxa oo
Dalsan yaa intuu dego
Ku dakeeya maalmoo
Ku dalxiisa dhawr bari
Gabay iyo bar π₯
Nabad iyo barwaaqo. βοΈπ
XIMAN
#Ximan, waa dhir gaar u goβan oo ku taalla meel bannaan oo aan u dhawayn dhir waaweyn, sida oo kalena biyo qabatin leh.
Ximanka waxaa caan ku ah gobolka Sanaag, gaar ahaan aagga Xingalool. Xingalool = Xin (ximan), galool (geed quraca la bah ah). Xinkii galoolka lahaa.

XIMAN
#Ximan, waa dhir gaar u goβan oo ku taalla meel bannaan oo aan u dhawayn dhir waaweyn, sida oo kalena biyo qabatin leh.
Ximanka waxaa caan ku ah gobolka Sanaag, gaar ahaan aagga Xingalool.
Xingalool = Xin (ximan), galool (geed quraca la bah ah). Xinkii galoolka lahaa.

Der Superheld, der es sich zur Aufgabe gemacht hat, die #Digitalisierung im Mittelstand voranzutreiben. #Ximan! Neue Technologien, Methodiken, Frameworks fΓΌrchtet er genau so wenig, wie ein IoT-Retrofitting. Er ist UnterstΓΌtzer unserer Ximaj Vision!#Ximaj #XimajITSolutions


why I joined AXiD, to shed a light on amazing children like this everydayπ can't wait to see how much we can raise together this week #XiMan https://t.co/TZUMHOm8lw
So proud of our brother David Ostrow for his performance at @KennesawAXiD #XiMan! Thrilled we could support Autism Speaks! Great job ladies!
@seanburkettBMOC Sean wanted to rush a fraternity that could accept his feminate side #XiMan

$14,000 raised in one week for Autism. That's what being Greek is about #ximan
Im in a dudes beauty pageant thats taking donations for Autism, if youre willing to give even $5 go to my FB #ximan

Last Seen Hashtags on Sotwe
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.6M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.1M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
89.9M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
83.8M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.3M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.1M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.8M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.1M followers

Bill Gates 
@billgates
65M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
62.9M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers






















