Top Tweets for #madaxda
#Madaxda #dhaqameedka beelaha #idoor ee dega qaar ka mid Ah gobolada #waqooyi soomaaliya oo maanta kala bedeshey #xilalkii dhaqanka deegaanadooda
#Waxaan leenahay Allaah ha idinka ka dhigo kuwa ka shaqeeya nabada iyo walaaltinimada beelaha idoor iyo beelaha kale soomaaliyeed deriskooda ah
@AbdiNasirHashi
@LIXLE007
@Mohamed94540259
@Shakurshire101
@MediaWararka
@EngNaaji
@Nabadwanag
@inside_afric
@OAbraar
@omar_sollas
@MadaniCabaas
@MukhtarAlaska
@mustafaadam1
@Daily_Mogadishu
@GemsOfSSC
@Abdiraxman65
@SSTHawdReserve

Wale taariikh baa qormeysa qabiilada itobiya iyo kenya raacey ceebaa idinku dhacdey
#Madaxda maamulada soomaaliyeed xorta ah kana madax_banaan gumeysiyada itoobiya iyo kenya oo qaatey distuurka qaranka soomaaliyeed
Soomaiyey Tani waxey cadeyn utahay in qabiilada Dhulbaante iyo habargidir ay yihiin xur
oo itoobiya iyo kenya midna kama amar qaadanin
Halka maamulada iyo qabiilada majeerten ogaadeen isaq iyo raxweyn ay gumeysiyada madoow itobiya iyo Kenya ku hoos jiraan amarada gumeystahana ay ku shaqeeyaan
#guul iyo gobonimo galmudug khatumo soomaaliya
@sntvnews1
@FaisalAliWarabe
@dunia_work
@M_Farmaajo
@AnwarH1211
@AnalystSomalia
@EngNaaji
@SSTHawdReserve
@mustafaadam1
@XurmoXamdi
@CheckmateEA
@omar_sollas
@MediaWararka
@AliSamattar
@AhmedMoFiqi
@Ehelsan_Saleban

Mayor @AbdikarimMoge koonfurta Somalia maxaad uga jeedaa?
Haddii Somalia ula jeedo, markaa Waqooyiga Somalia waa halkee?!
Waxaan kula talinayaa dhamaan #madaxda, #Siyaasiyiinta, iyo #Shacabka Somaliland inay iska ilaaliyaan ereyada dhagaraysan ee Somalia soo tuurtay.
β Maaha Koonfurta Somalia
β
Waa reer Somaliaa.
Mudane maayir @AbdikarimMoge yaan la adeegsan Koonfur iyo Waqooyi
Mahadsnid maayirka maayirada JSLππ©·
#madaxda koonfurta Soomaliya, #rabitaanka iyo #grievance-ka shacabka reer #Awdal, waxba yayna fursad ka dhex raadin. We are not going to be your #canonfodder. Iskudaygaasina wuu cadaynayaa cadaawadda aad u haysiin dadkaasi.

La xisaabtan la'aanta #Madaxda Goleyaasha Sare ee #DFS ee aaminsan, taageereysana Qadiyadaha halista weyn ku ah Midnimada iyo Jiritaanka #Som. waxay muujineysaa inay tallaabadaas qaldan & dembigaa qaran la ogyihiin MW @HassanSMohamud, RW @HamzaAbdiBarre iyo Gud. @AadanMadobe.

Aad ayay u Mahadsan yihiin #madaxda qaranka soomaaliyeed baaqooda nabadeed ee walaaltinimada iyo somalinimada leh ee ay u direen shacabka walaalahood #Somaliland,
Waxayna tusaale nool u tahay wadajirka, wax isku ahaanshaha,iyo isku damqashada ka dhaxaysa ummadda somaaliyeed.πΈπ΄

#NebiMohamed #CSW waxa uu yidhi: sadex qof qadarintoodu waxa ay ka dhigan tahay #Ilaahay #SW oo la wayneeyay: Qofkii #Cirada lahaa (Da'wayn), #Caalimka (culimada) ahaa iyo #Madaxda (massul caadil ah) ahaa.
Sadexdaasi waa kuwa maanta ku dhex dayacan bulshada #Soomaaliyeed.
Ducada Jimcaha:
#Allow, Boqorka Xaqqa ahow, naxariistaada iyo fadligaaga dartood, #Som. iyo guud ahaan #Muslimiinta, ugu hagaaji #Madaxda iyo #Culimada_Diinta, aamiin.
#Madaxda dalka usareysa waxaan leeyahay
Inaad hishiisan
Howsha taal
Hagaajisaan
Haadkaa
Hawada sucaa
Hantidii Qaranka
Hig usoo lahoo
Haabasha moyee
Hadal aan kareyn
Hadimada iskhab sadoo u
Huleela xagiisa
DEG-DEG:Madaxda Soomaaliya oo soo saaray Habraaca Doorashada iyo qodobo kale oo ku saabsan doorashada Golaha Shacabka.
Ergada waxaa xulaya Duubabka Dhaqanka, Bulshada Rayidkana Guddiga Doorashada heer Maamul-goboleed. #Somalia

#Puntland ha lagu qanco π
#Madaxda la doortey, #Wasiiradda, #Xildhibaanadda, #Madaxda #Dhaqanka, #Dhallinyarada dhamaan #Puntland ha lagu qanco oo ha laga shaqeeyo. Haddey #Puntland hagaagto, inta kale #Soomaaliya way hagaageysaa.
#Madaxda #Soomaaliyeed nasiib-badanaa oo haddana nasiib-xumaa. Nasiib-badanaa in ay fursad u heleen inay hogaamiyaan ummad soo jabtey oo dowladnimada ogol. Nasiib-daranaa inay fursadaas u huri waayeen danta ummaddii dooratey, iyagoo taas kuheli lahaa sharaf adduun & mid aakhiro.
gurmad #Gedo waxaa ka jirta duruuf ah oo ay ugu daran tahay #biyo-la'aan & #abaar. #Dowladda #Soomaaliyeed waxaa waajib ku ah inay gurmad xoog leh gaarsiiso. Sidaan laguma daawan karo xaaladda gobolka Gedo. Shirarka #madaxda #Soomaaliyeed miyaan looga hadlin xaaladda dalka?
#Gedo waxaa ka jirta duruuf ah oo ay ugu daran tahay #biyo-la'aan & #abaar. #Dowladda #Soomaaliyeed waxaa waajib ku ah inay gurmad xoog leh gaarsiiso. Sidaan laguma daawan karo xaaladda gobolka Gedo. Shirarka #madaxda #Soomaaliyeed miyaan looga hadlin xaaladda dalka?
@JustAwBulle
Gedo has suffered several times from severe drought, & the first thing they need during droughts is safe drinking water. Providing wells to the remote villages in Gedo removes the danger & difficulty of searching for water, providing water means providing so much @JustAwHirsi 1/1

#SIYAASAD_XUN WAXAY ABUURTAA #MUCAARAD_XUN OO DABADHILIF U NOQDA #CADOWGA.
WAXAYNA SI TOOS AH U BURBURISAA AWOODAHA DOWLADNIMO EE #SHARCI, #CUDUD & #DHAQAALE.
#SOM. WAXAA DHIBTA ABUURA #MADAXDA DALKA, SI #QABYAALADEED, #KELITALISNIMO & #U_ADEEGID_SHISHEEYE.
XAL = #MADAX_WACAN
Last Seen Hashtags on Sotwe
CumCoveredBoobs
Seen from Australia
dieofdeathnsfw
Seen from Malaysia
brosis
Seen from France
caught #watching
Seen from Pakistan
cockflash
Seen from Egypt
mzansi2k
Seen from South Africa
GayDaddy
Seen from Brazil
snapchat video********************
Seen from United Kingdom
brosis()******** filter:videos
Seen from Canada
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.3M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.8M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.3M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.4M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.8M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.4M followers

Bill Gates 
@billgates
65.2M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.2M followers

CNN 
@cnn
61.7M followers

X 
@x
60.7M followers




























