@Garcadejr1@FaisalAliWarabe Walahi inaadan been sheegin, nin aan afkii uu u dhashay qori karin baa lagu leeyahay waa siyaasi amaba raba inuu dad hogaan u noqda, soomaali hoog ayaa ku dhacay, illaahow inaga qabo kuweenaan wax ma garadka ah, aamiin
@FaisalAliWarabe Waxa aan aadka ula yaabay ayaa ah, nin rabay inuu isu soo sharxo madaxwayne ee haddana aan aqoon sida afsomaaliga loo qoro, bal ninkaasi ila eega waxa uu soo qoray inta aana laga hadlin wax kale,
Dadkaas ayaa soomaali ku dhex nool oo laga sugayaa mustaqbal umadeed, cajiib
@MsGaraad Wlhi qof muwaadin aad tahay oo dalaal badan allah kula garab galo, dad OG ayaaba yar taariikhdaas, soomalina way ilowsho dhawdahay, waxna ma qoraan dadkaana, lkn waxaa ku jira adoo kale,
NOOLOW..
@Kolay0090 اخي ابو عبد الرحمن
هل في تطور جديد بخصوص ملف زوجة الثاني الي معلق الي الآن في مراحل الرابعة من ١٠ أشهر
وفي أمل إنها تتحرك ؟
افيدونا الله يرضى عليك يا حبيبي الكل