@OGAA_NSHO Dee ma Bangladesh iyo Afghanistan baad ka liidataan wax iska celiya mise naftaad jeceshihiinoo inaad dulmiga iska qaadaaanba ma rabtaan oo hadl uu bay idin kaga soo hadhay
@OGAA_NSHO Dee raganimoy u baahantahee catow iyo calaacal uma baahnaha iyo qiiro jabaan marba Qatar laga soo dhex yidhaahdo somaliland hadaad naga xiniya wayntahay oo aad Somalia ku dari karto cidna waxba haka waydiininba waa hadaad raganimadaa leedahay
@OGAA_NSHO Dee nin iska dhigoo hadalka badan iska daayoo hadal waxba qaadi waaye 15 sanaad Qatar ka soo dhex hadlaysaye bal mar uun nin ismoodoo wax iska dhici ama catow ga badan iyo calaacalka iska daa oo iska aamu oo halaguu taliyo miyaad ka liidataa sharaca suuriya iyo kuwa Afghanistan