Waxan aad uga qajilsaney inan ahay qof binu adam, waxan dareemaya in cidna waxba uu qaban reer #Gaza.
Ma cabiri karo xanunka ay ledahay 2M oo qof, sooman, gaajaysan, xanuunsan walina duulan lagu hayo aan hiil iyo hoo laheen.
#PalestineWillBeFreeSoon
๐ต๐ธ
@cabdiraxmanmid Mundane Abdirahman wali wax kuma darsan dadkan aad is magtan, se hadi ay ogaan lahayen shakhsiyan sidad qof gob ah, bulshada sumcad ku dhex leh inad tahay, hadal xita kumay qudheen.
Social media ah dad cajiiba jooga!
@RedsoilHawd Runtii markay Hooyo dadkan nocan oo kale ah iga sheekeyso waxay badeen reer Somalia dadkena reer SL waxan uu haysan jiray dad xilga is hayey. Se waba nacayb aan dhamaad laheen. Waba doqon kii mar labaad hoos taga.
Berbera Port is ranked TOP POSITION in the latest edition of the Global Container Port Performance Index (CPPI) published by @WorldBank & @SPGlobal.
Incredible news ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ
#Somaliland18May2023
Note: not a single faqash-owned port on the list ๐
https://t.co/yu49LHuv4m