Justice 4 SW West Protest Victims is advocacy volunteer group seeking justice for the SW victims who were killed, injured and arrested during Dec 13-15, 2018.
@SouthwestWatch@Laftagareen L/Garen waxaa loo keenay inuu soo xulo xildhibaano daacad u ah oo doorta Farmaajo, maadaama xilligii doorashada soo dhowaaday maamulka waxaa soo wajahay welwel ka dib culays kaga yimid muwaadininta KG oo raba xaqooda dastuuriga ah oo u ogalaanaya inay wax doortaan lana doorto.
Waxaa Maalintii 2aad u xiran Ciidamo gadoodsan oo oo Gorgor ah Garoonka Doolow, Gedo ciidankan oo aan ku heyb ahayn Madaxweynihii hore @M_Farmaajo ayaa ka gadoodsan ka dib markii laga hor istagay inay ka soo baxan Dolow iyaga oo ku andacoonaya inay ku laabtan deganadooda
Disagreement over the best way to order society shouldn’t create vicious enmities.The different perspective & experiences we bring to politics take us to different positions. Leadership is to embody national unity, keep political factions under control & provide direction.
People seeking justice 4 these children whom have been stabbed to death last month, the perpetrators released. SWS prevented people gatherings, yet these girls determinered the world to know the injustices under @Laftagareen. We support their cause. @hrw@UNSomalia@KFosterFCDO
@amisomsomalia @UNSOS_@_AfricanUnion@diomede_ndegeya#ENDF committed human rights violations in SWS they abducted SW presidential candidate Mukhtar Robow in 2018 to date in jail with no trial, shot down humanitarian plane in Berdale killing many people, helping SW regime 2 oppress its people. To award a medal is hypocritical move.
@Somalia_MENA @Riovice @NIECsomalia The election law enacted by the parliament have been replaced to Sep 17 political agreement & endorsed by both chambers, 2 undo or amend that bill again needs both houses. You can’t bend the rule 2 your favour. What parliament did was a term extension & used NIEC as cover.
Wariye Ayaanle Xuseen ayaa bartiisa soo dhigay in lagu cadaadinayo inuu wareysigan ka saaro, waxaa uu dibadda soo dhigay tuhunkii ahaa in Roobow siyaasad u xiran yahay. @Amohamednur@AmbMursal@Laftagareen@HSNQ_NISA https://t.co/GiDAzjFPLS
Caddaalada Soomaaliya halkan ka fiirso.. Qofna khadka YouTube ayuu bar ku leeyahay oo afkaartiisa si xor ah ugu gudbisanayo. Qofna khad inuu helo waxaa ka horraysa inuu taleefon helo.. geeridii walaalkii in loo diido bay maraysaa.. #FREEROOBOW
Mukhtar Robow, illegally detained w/o charge.The law prohibits illegal detention & provides 4 the right 2 challenge z lawfulness of their arrest/detention in court, & 2 be brought before the court within 48 hrs. RBW held 2 yrs with no trial @EU_in_Somalia@UNSomalia#FREEROOBOW
Deg deg: Dowladda Koofurta Sudan ayaa UN ka codsatay in ciidamada nabad ilaalinta ka soo jeeda Ethiopia ku kalsoonayn oo laga saaro dalkooda. Waa muhiim in Somalia @ Baydhaba ka baxaan maadaama denbiyo hore u galeen haddana xoojiyaan maamulka aan shacbiyada lahayn ee @Laftagareen
FGS dismisses charges against Abdi Janan Ex Jubaland security Minster who was accused crimes against humanity, z dismissal indicates z importance of Gedo region 4 @M_Farmaajo’s reelection ambition. Clear disregard of the laws of the land and abuse of power. @amnesty#freeroobow
A Janan despite his indictment he is a hero today. H.Dahir Aweys is free to attend family wedding, graduation ceremony while #Robow been denied his basic human rights, inequality in our laws, how long will this oppression last? @Laftagareen@UNSomalia@US2SOMALIA#freeroobow