Top Tweets for #Dhimasho
#Dhimasho Ma mudna Dheemanka Laascanood
Hadii ay Somaliland ledahay Dhibta laascanood Qofka ka Hadla waa Cadowga Somaliland Shalay Suuqa Waaheen Qofka ka Aamusa Maxa Cadow loogu Arkayay Boorama waxay Coddheer ku ledahay Sooley Maalmahi Wacnaa wayso Socdaan

"#Xinjiryahay dhulkaad qoysaybaan dhaar ku marayaaye,
Ama #dhayalsi ruux kuu qubaan kugu dul #dhaantaynin,
Ama #dhimasho loo wada sinmaa kaa dul dhalan doonta".
~Haabiil.

Iyadoo xaaladda bini'aadantinimo ee Soomaaliya ay sii xumaanayso, waxaa xusid mudan in taariikh ahaan, abaarihii 1992 & 2011 in ka badan 50% barokac #nafaqo darro iyo #dhimasho ay ka dhaceen gobollada #SWS. Fiiro gaar ah waa in la siiyaa #SWS. @Laftagareen

Prankiga dhib buu soo wadaa !!!
#ilko been been ku jaba.
#daqar aan diyo laheyn
#Dhimasho qosol aan ka dambeenin.
#macallinkabulshada
#DHIMASHO:- Guddoomiyeyaashii degmooyinka C/casiis, Sabaax Cabdullahi Asad, Guddoomiyihii degmada Waabari, Mahad Cilmi, agaasimaha nadaafadda C/fataax Cumar Xalane, iyo agaasimahii Shaqaalaha maamulka gobolka Banaadir C/llaahi Dheere. Latest @HarunMaruf
#Black_day
Maanta oo ay bishu tahay 7 May 2019 waxa shil kadhacay meel u dhaxaysa #hargeisa_berbera hightway oo #dhimasho io #Dhawacba leh.

@ygaraad #MDne waxad sooqaadatay waqti wanaagsan iyo nabadgalyo lkn maanta annaga waxan kujirnaa #dhimasho aadan ogeyn sababteda iyo dhibaato aan dhamaad lahayn.
#Allow_Sahal_Amuuraha_MDne.
โ@AbdifatahATM: โ@Najiiib12: โ@lathaney: โ@AbdifatahATM: @lathaney #TeamEnoughโ Winning ๐โ #TeamPerfect LOOOOL! โ๏ธโ #Dhibaato ๐โ #Dhimasho
RW Cabdiweli: Soomaaliyeey Ha sugina inta ay dhacayso #dhimasho la mid ah tii dhacday 2011 http://t.co/8p46cNukbU
Last Seen Hashtags on Sotwe
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.5M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.8M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.3M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.5M followers

Bill Gates 
@billgates
65.3M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.2M followers

CNN 
@cnn
61.7M followers

X 
@x
60.7M followers



















