Top Tweets for #SIYAASIGA
#Siyaasiga Wayn ee Reer Nugaaleed Maxamud Shido oo Soo #Qarxiyay Siciid Deni @HESaidADeni.
Sheegayna Sababihii Deni kuwaayay Kursiga Federalka iyo Weliba Raisulwasaaraha.‼️
@Salman_afgub @AliYusufHosh @dunia_work.

Halkaas ayey ku soo afjarantay Ka ganacsiga dareenka Shacabka #Dacawaley, Hawd Reserve Area State of Ethiopia(13th Regional state).
#Siyaasiga Saaqidow jooji ka ganacsiga dareenka shacabka adigoo Hargeysa ku cambuuleysanyo😉
Kaasi waa kee waa ina Ali Shucaac kkkl bal Akhari wuxu qoray.
👇
Sida warbaahinta Ethiopia & midda caalamku sheegayan arintii waxaa lagu xaliyey:
1. In Labada ciidan lakala qaado, oo ay dib ugu noqdaan agagaarka degmooyinka Yoocale & Xarshin. Waana la fuliyey qodobkaas
2. In ciidanka deeganku uusan tagi Karin degmooyinka, Xarshin, harta Sheekha, Daroor & Gaashamo. Qodkan asna waa la fuliyey oo police-kii degaanka waa laga qaadey degmooyinka sida dadka deeganku kusoo waramayaan.
3. In maamulka somaliland iyo dowlada degaanku kawada hadlaan khasaarihii dhacey iyo xalka kama dambaysta ah.
Sida muuqata waxay ku dhamaatey xiisadii tabtey ree Somaliland rabeen iyo in loo wada hadlo sidii laba reer oo isdigaalay iyo laba maleeshiyo beel oo ciidan nabad ilaalin lakala dhaxdhigay.
-Dagmooyinka gacanta dowlada kabaxey xageed looga talin doonaa, ma federalka mise maamul gooniya ayey noqon?
-Deegaamo iyo degmooyinka kale ayaa codsan doona in ciidanka laga raro ee ayakana maxaa laga yeeli doona?
-Ma qorshe dowlada dhexe ee Ethiopia ay wadato.oo degaanka lagu qeybinayo ayaa jira?
Bal ciddii xog ka haysaa ha inooga jawaabto.

Sifooyinka #siyaasiga guuleysta ah.
1) dhaliilaha iyo cambaareynta ma soo dhaweeyaa oo ma u adkeysan karaa
2) ma dadaal badanyahay : marna ma guuleystaa marna ma guuldareystaa nolosha sideedaba iyadaa iska marna iyo guuldaro.
3) siyaasiyiin uu soo saaray ma jiraan
#Somali

Si walba oo shacabku tabaalaysan yahay, #siyaasiga soomaaliga ah damiirkiisa iyo dadnimadiisu ma aragto dayaca iyo darxumada shacabka duruufaysan.

#siyaasiga ugu saamaynta badan somalida

Siyaasi iyo Hogaamiye
—
"Farqiga u dhexeeya #siyaasiga iyo #hogaamiyahu waxaa waaye; siyaasiga waxuu ka fikirayaa #doorashada soo socota ,halka #hogamiyaha ka fikiro #jiilka soo socda."

#Siyaasiga anfaca raadiska ah xira albaabkiisa.
Ambassador Mohamed hussein.

Adigo daaha dabadiisa ka oronaya waa sax waxa dhacaya ama ugu yaraan si uun ugu qanacsan
Isla berina waxaad doonaysaa inaad inoo sheegto inaad tahay qofkii noo fidin adeeyada ay ka mid yihiin amaanka waxbarashada shaqaalaysinta IWM
#Siyaasiga
#SIYAASIGA DHABTA AH WAA;-
1. MIDKA XIRIIR WACAN LA LEH #ALLAAH.
2. MIDKA AAN KU SHAQAYN SIYAASAD #SHISHEEYE.
3. MIDKA AAN DUUDSIIN XAQ #MUWAADIN.
4. MIDKA KA FOG BALWAD, RAAXEYSI & MADADAALO.
5. MIDKA OGOL TALO WADAAG & SIXID.
6. MIDKA DHISA, SOONA SAARA #HOGAAMIYEYAASHA CUSUB.
“Muwaadinka fiican ee siyaasiga ah waa in uu wanaaga tageeri karo khaladkana farta ku fiiqi karo isagoo hadafkiisu yahay in wadanku guul gaadho kuna faraxsan inay dawladu guuleysato“
#Siyaasiga Soomaliyed ee hankaleh waa faro ku tiris waxaana ka mid ah Osman Jamac Ali "Kaluun"

#Calculation-ka Siyaasadda wuxuu tilmaamaya xiligan oo kale in la qabto doorasho waqtigeeda laga soo hor mariyey ( Snap election).
#Siyaasiga cabqariga ah taas ayuu ku fakara ee kuma fakaro dib u dhac doorasho.

#siyaasiga Somalia,
wuxu buburiyey dal Africa ugu xoog badnaa,dhaqaale,ciidan,iwm, isagoo kursi raadis ah.Natiijadiina= 13calan, 13madaxwayne,13baarlamaan/dowladood, 31sano oo qax,burbur,dowlad la,aan ah, siyaasad ku dhisan 4.5
walina wuxuu rabaa in shacab-ku saas aqbalo!

#Siyaasiga #Soomaaliyeed muxuu waxqabadka degaanka u xusuustaa marka xilliga doorashada la gaaro?
Xildhibaan hebel & Wasiir hebel baa xafiiskaas PR furtey ama mashruucaas soo boobey kadib markuu maqnaa 3 sano & bar. Waa muhiim in dadku wax doortaan oo #Xildhibaanku degaan metelo.
Waxan aad ulayaaba #siyaasiga somaliyeed marka uu kahadlayo arimha #Ethiopia iyo #Somalia hadalkisa waxa uu kubilabaya #walaalahayn Ethopia' war somaliyey kuwas walalahayn maha ee wa #cadowgayna kowaad' #siyaasinta waxan leyahay arinka halayska dhaafo oo taarikhda dib u'eega.

#Somalia
#Siyaasiga xilka haya ma jecla Cida mucaarada ama ka fikirka duwan,
#siyaasiga Mucaaradka ahna afkiisa iyo dhagihiisu isma maqlaan.
#nabad🤲 iyo #dowladnimo🤲✍
Siyaasigu waa in uu dadka u abuuro caalam ay ku noolaan karaan oo uusan u xargo xirnaan waaqica qaraar. #Siyaasiga Soomaaliga ah waa mar uu dhacsado iyo mar uu dhulka dhaco. Marna xaq bulsho ma soo dhiciyo. #Somalia
Akhri #Itoobiya oo sidii caadada ahayd qorshaheeda ku dhameysanaysa #IGAD & #Siyaasiga dabadhilifka ah una adeega danaha #shisheeye
https://t.co/YuWpx4VsB3
@MohamoudGaildon @Barkinka1 @Abukar_Arman @samiyalerew @abdisalamisma1 @DalsoorNews @HorsedNooh @TheVillaSomalia
#Siyaasiga dhaho 27 sano kadib ama waa markii ugu horeysay adeeg sado waxay cadeen buuxdo utahay in uuu yahay nin anan goob joog u ahen mar xalada #dalka somaray u yahay mid gadaal dambe kale jaan qaday @AAbdishakur SomaliPM @AhmedMoFiqi iqi @M_Farmaajo @AAbdishakur @HarunMaruf
Last Seen Hashtags on Sotwe
hotsportfitboy
Seen from Malaysia
Trapgawd
Seen from United States
grope
Seen from Netherlands
بالافكار
Seen from United States
omegle()+filter:videos
Seen from United States
thecontacthight
Seen from United States
lifesciences
Seen from United States
นัดเยสสาวใหญ่
Seen from Thailand
mommy
Seen from United States
ballcrushing
Seen from Germany
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.5M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.1M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
113.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.5M followers

NASA 
@nasa
92.3M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.7M followers

KATY PERRY 
@katyperry
89.5M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
83.4M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
74.9M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
72.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.7M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
65.5M followers

Bill Gates 
@billgates
64.8M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
62.5M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.8M followers























