Top Tweets for #Soomalida
#Soomalida oo ah bulsho hadal-ku-nool ah & #baraha #bulshada (social media) yow garniqi doona?
🤔🤭

#Soomalida kallsoni buuxdo ayay u hayaan maddaxweyne xassan sheekh mahamud ♥️♥️♥️ Madaxweyne @HassanSMohamud
Dagaalka qarsoon ee Bulshadeena ku socoto ma yara. #SOOMALIDA Qabiil nacayb baa ragaadiyey, laakin uma jeedaan baaba’a iyo burburka ku socdo xagga dhaqankeena suuban iyo diinteena macaan.
Wacyiga #Soomalida ee dadkeena wali waa hurdaaa!!

Si walbo aan siyaasad kala duwanaan isku haysano walaalahay waqooyi ama reer #Soomaliland lakin waxaa inaga dhaxayso #Diin iyo #Dhaqan iyo Jiritaanka #Asalka #Soomalinimo inaan wadaa ilaashano.
Waxaa hubaal ah Cadawga kala geynaya walaaha #Soomalida inuu hadafkiisu yahay waxaan oo kale& marin jabaan inta dhalinta da’da yar.
Wiil dhalinyar ah oo #Lawyer ah ayaa ila soo hadaly hada ka hor, Wuxuu i su’aalay:
Diinta miyaanay ka hadal oo xukun lahayn quseeya #Dambiga noocaan oo kale ah?
Wuxuu yiri qolyahay wataa Baasabborka Ajanabiga ah, ee howlahaa sameeya, culumada marka la Waco, waxaa lagu xakumaa dalka uga baxa 3/5 #maalin gudohood!!
Waxaan aaminsanahay howlahaan waxay ka mid tahay Dagaalka ku socdo dadka & dalka soomaliya,meel walba oo dalka waa ay jiraan, laakin waxa loo arkayo waxa #Hargaysa ka dhacayo waa inay #Maamul degan leedahay, oo waliba iyaga ayaa qaarkood is dacweeynaya!
Waxaan isleeyahay waa gaabis xaga #Dacwada iyo aamusnaanta culumad qaarkood.
Subxaanalaah😂
Mashalaah Taabarak sh.Cabsi Xayi ugu danbayta hadalkiisa way isoo jiidatay waana hadal dhab ah.
Kala duwanasha waa wax caadi ah, hase ahaatee #Soomalida hadii ay isku raacan 90% oo ay isku diidan 10% waxay buunbuuniyaan 10% ay isku diidanyihiin!!
https://t.co/0Kr5aIYihN
Good morning and #JummahMubarak from Wild #Somaliland. It's the beginning of the winter season here and bit cold. It will be 25 - 27 degrees later today. 07.00am, 22 Dec 2023.
Ducada usoo mara in Ilaahay nabad waarta siiyo dalkeenna iyo guud ahaan bulshada #Soomalida. #EastAfrica #HornOfAfrica #Somali
#Goday waa waxay kamid tahay
Meelaha ugu caansan Deegaanka
#Soomalida.(Soomaligalbeed)
soomali galbeed in gumaystaha
Laga xoreeyo ayay rabtaa.
#Xoree#Jigjiga

Hardanka doorashada iyo dawladnimada maxaa kala haysta?
Dalka iyo Deegaankaba Waxaa is haya kooxo waligoodba raba in ay kursiga ku hantaan qiima kaste xitaa dagaal sokeeye iyo kooxo u taagan Dimuqraadiyad iyo in lagu kala baxo doorasho heshiis lagu yahay.
#Deegaanka #Soomalida.
" Buugaagta hada ay #Soomalida qoreen kuwi hore ma ahan hada hadad akhrido 10 buug wax macno ah oo nuxur ah ama taarikh ah kama heleysid waa hayacdo 1 buug #luuqal_Carabiyah Ku Qoran aad akhriso aya ka fa,ido iyo nuxur badan sababtaas waan garan waayey aniga 🤔 ?
Macno la,aan .
@Laftagareen Md. Madaxweyne @Laftagareen , dhamaan #SOOMALIDA ayaa marqaati ka ah; sidoo kale #TAARIIKHDA ayaa xusi doonto doorka @Nabadonnimo ee siyaasaddaan cakiran ee dalkeena aad ka ciyaareysid.
Dhibka ugu wayn ee #soomalida heesta Waa ka fiirsa la’aanta shaqsiyaadka xilalka lagu aaminaayo. @M_Farmaajo asigoo labaarin baa xil loo doortay, asna asigoo kafiirsan buu xilalka ka safay shaqsiyaad asigaba kasii liito, markaas bey #shacabka kasugayaan rajo. #somalia
#Soomalida waxee dhahaan 2 Qof oo Wada shaqaysa oon is qaban, waa Maafiyo. Run miyaa hadalkaas marka?
@AbdikarinYAdan Kenyatti ha boobaan hantida #Soomalida AQLIGA XUMEEYD lacagahooda #Kenya geeyay kuna dhisay!
Forex baa millions💰ka dhacday!
#Soomaliyee intee goor tahay hantidiina kala soo baxa #Kenya!
Idi Amiin EXPELLED Indians in 72hours & lost everything!
History teaches us a lot of things!
Dayac weyn baa ka haysta #Soomalida qurbaha ku nool mustaqbalka ilmahooda dhinac caafimaad, waxbarasho & dhaqan.
Waxaan kula talin lahaa inay taas xooga saaraan oo waqti geliyaan intay waqtigooda ku dhumin lahaayeen ka-talinta #siyaasadda murugsan ee #Soomaaliya. #Baraarug #Talo
One of my freinds baa caawa xabad laga hayaa oo kulahaa #geeleenii baa inoo hantiya hadii xanuunkii meelahan #soomalida lagu sheego oo aan kunoqonayaa waar yaan dadka lawaalin alle inooma keenee.

@AbdikarinYAdan #Soomalida waddaniga waa in ay u istaagaan iskana qabtaan AFARJEEBLAYASHA oo waddanka & ummadda la degay dibna u dhigay, shisheeye kalkaalka ah!!
#Soomaliyee iska qabta
Dini aaran-jan, Madoobe Shabaab iyo Xaaf Qaadwade!
#Soomaliyee ciidina iyo dadkiina u dhiidhiya hagar la’aan!
@KingYusufYusuff Been beenta #Somaliland -waan go’nay &INDHASARCAAD ma soconeeyso!
#Soomalida waa in ayRUNTA isu sheegtaa!
HAL Qabiil ISSAK Qaran ma noqdo!
Waan GO’NAY waa SHEEGO xariir!
Shacabka Waqooyi #Soomaliya ha laga deeyo CABURIN!
#Soomaliya waa mid☝️
MIDNIMADA #Soomaliya waa MUQADIS!
@IbrahimAbdi20 @Somaliweynta @HimiloQParty @XisbigaU @Xildhiban @M_H_Ingiriis @MDuale1 @yGabobe @AhmedMoFiqi @idil_ibrahim @waddani_5 @Fatumaabdulahi Meel XUN baad taagan tahay haddi
AFARJEEBLE, ALSHABAB @HESharifShAhmed KUTUBO XOOR garab taagan tahay!
Waxaa la yiray Shimbir SHIMBIRKIISA bu la DULAA!
Waxaana wanagsan in #Soomalida aqoonta & garadka leh in AFARJEEBLAYAASHA & SHISHEEYE Kalkaalayaasha ee cambaareyaan, DIIDAAN!
@ashqaraar03 #Soomalida maxaa RUNTA u DIIDAY!
#Soomaliland MA JIRTO - waa HADAL!
#Soomaliland waxaa ku QARABTO HAL Qabiil ee #ISSAK ah!
HAL Qabiil #ISSAK Qaran ma NOQDO!
#SOOL,#SANAAG iyo #AWDAL waxay RAACSAN yihiin #SOOMAALIWEYN!
Qabiil #ISSAK waqtiga waa QAALI ee #SOOMAALIWEYN soo RAACA!
@somalia_guul Inta ee #Soomalida ku socoto qaabka Federal oo TODOBO Madaxweyne BUG ah #Soomalia waa Waddan oo shisheeye u TALIYO shisheeye MAAMULO ; oo HAWANAAYO!! Federal Systemka waa JABKI ummadda #Soomaliyeed! #Soomaliyee DIIDA Federalka! Federal Systemka waa BURBUURINTA waddanka & ummadda!
Last Seen Hashtags on Sotwe
nostraightroads
Seen from Argentina
latina
Seen from Italy
omegle ()
Seen from Turkey
AB0208
Seen from United States
หลุดนักเรียน
Seen from Thailand
Trampling #cashmaster
Seen from United Kingdom
fantasicuckold
Seen from Indonesia
helevier
Seen from Italy
momsonn
Seen from Argentina
itsalmost2019
Seen from United States
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.5M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
113.9M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.6M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
89.7M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
83.7M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.2M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
72.9M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.8M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
65.9M followers

Bill Gates 
@billgates
64.9M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
62.8M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers


















