Top Tweets for #Gaajaysan
@AbdiwahabSheik7 @EIshmael_ Duulkan & kuwa la fikirka ahba ma fahansano dowladnimada & Xildhibaanaddu waxay yihiin & qadiyadda laga hadlayo, wuxuuna ku hadlayaa Afka Oromada OPDO. Intuu #Maanku #gaajaysan yahay, #Guuli waa wali! @AbdiAbdinur @kingofSomaliaa @Somaliactivist @OAbraar @AminaMaandeeq @Abdirik
Rashiid Nuur Cabsieye (Rashiid Gaaruf) qaxooti ayuu ku joogaa US, dhibna uma arko inuu dadyow kala duwan nabad kula noolaado, halka uu meherad ka dhigtay isku-dirka & colaadda Soomaalida dhexdeeda. Inta #maanku, #gaajaysan yahay, #guuli waa #wali!
#Djibouti military is estimated between 18,000 -20,000, population is 1.1 million of which 60% is Somali. Djibouti military is lightly equipped. #Somaliland military is estimated between 25,000 -30,000, population is 6.2 million. #Somaliland military is lightly equipped. #Djibouti city is 11 miles from the border city of Lawya Ado. If #Somaliland decides to cause him trouble like he started doing; IOG will not peacefully sleep in Djibouti City. Hopefully someone will talk him into some sense.

@Cornbreadz13 @BrotherGouled Odayaasha kaliya malaha eedda ee waxgaradka & culimadana qayb ayay ka yihiin. Kuwii shalay gurbaanka u tumayay TPLF ayaa maanatana daasad u garaacaya OPDO. Inta #maanku #gaajaysan yahay, #guuli waa wali! @M_Jobz @Abdirah73113526 @kino_lain @Xaqudirir4 @Dhooooodhe @Galbeedinsight
Madaxda Deegaanka Soomaalidu waxay askar & malayshiyaad u direen difaaca Itoobiya & deegaanka Axmaarada, halka askarta & malayshiyaadka dowladda ee mamauladda qaarkood xasuuqayaan ooy barakacinayaan shacabka Soomaaliyeed. Inta #Maanku #Gaajaysan yahay, #Guuli waa wali!
Aad & aad. Dhaqankii xumaa ee TPLF/EPRDF ayaa iiga muuqda. Inta #Maanku #Gaajaysan yahay, #Guuli waa wali @sagal2010 @MohamoudGaildon @mukhtarainashe @OAbraar @Free_Somaliweyn @abdisalamisma1 @KingYusufYusuff @SomPundit @FartaagConsult @zshirwac1 @Djbawlah @Hassa23851483 @hiiraan
Waa arrin laga xumaado in Abdi Hashi Abdullahi
Guddoomiyaha @AqalkaSare la iska hortaago shirka #Dhuusamareeb_3
Mr. Prez @M_Farmaajo arrintan halaga fiirsado @MohamedHRoble @SaidAbdullahiDe @MrQoorqoor @Laftagareen @GudlaweHussein @OFilish @AmbMursal
https://t.co/VmLbQvXe7N
Dhibaatada markaad hodan tahay, hogaankuse kaa xumaado. Inta #Maanku #Gaajaysan yahay, #Guuli waa wali!
@OAbraar @Barkinka1 @fouwzi @hiiraan @radiodaljir @mukhtarainashe @DGalabguure @Dahirow10 @Abdirik @ORC35 @BillowYussuf89 @AwDoll @KhalifAbdi @Ofaysal1984 @Hassa23851483
Somali Petroleum should not be for sale due to political unrest in the country @harbi_marian https://t.co/pwUOBxdzLD
Farmaajo markuu ololaha ku jiray wuxuu Soomaalida u sheegi jiray haasaawe ka dhan ah Itoobiya, halka Itoobiya sugaysay amaankiisa!!! Markuu xukunka qabtayna wuxuu abaal uga dhigay dhiibitaankii Qalbi-Dhagax! Inta #Maanku #Gaajaysan yahay, #Guuli waa Wali @Hadalhaynta
@CabdiCalanside @abdisalamisma1 @fouwzi @Abukarawale @Hassa23851483 @KingYusufYusuff @DGalabguure @OAbraar Wajeer, Mandheera & Gaarisa waxaa xukuma madax shacabku doortay, halka Jigjiga laga xukumo Addis & dhashii #EPRDF. Inta shakhsi laga magacaabayo / caydhinayo Addis, haba sugin wanaag ka yimaada Jigjiga. Inta #Maanku #Gaajaysan yahay, Guuli waa Wali @radiodaljir @AnalystSomalia1
@hm49328 @abdisalamisma1 @sagal2010 @fouwzi @mukhtarainashe @ogadenonline @OAbraar @DGalabguure @NageeyeKhaliif @Abdirik @ORC35 @KingYusufYusuff @Hassa23851483 @radiodaljir @Ona1983Faysal @Free_Somaliweyn Maanta wax nidaam & dowlad ah kama jiraan Itoobiya waana dhibaato & firsad hortaala Somali. Somalidu ma xamili karto malaayiin ku soo qaxda, marka waa inaan qabano Ardisababa una samayno maamul & dastuur ay ku mooodi karaan 50 sano. Inta #Maanku #Gaajaysan yahay Guuli waa Wali
Maxay tahay sababta Itoobiya u diidday Cassab ee ugu ordayso xeebaha Soomaalida (Soomaaliya & Jabuuti)? Inta #Maanku #Gaajaysan yahay, #Guuli waa wali! @OAbraar @ogadenonline @Djbawlah @abdisalamisma1 @FartaagConsult @DGalabguure @Hassa23851483 @Free_Somaliweyn @RealAbdulAbdi
Djibouti to host a new navy base for landlocked Ethiopia https://t.co/m3oPlztNKY
Gafka, Bashar baad u tahee, haddaad ka, garowdo Khalad, Gob bey tahay caadadeed. @Aynte waa mowqif & sawir murugo badan, & arin aan la ilaawi karin. Inta #Maanku #Gaajaysan yahay #Guuli waa wali @abdisalamisma1 @mukhtarainashe @ogadenonline @OAbraar @FartaagConsult @alihwarsame
Qalbi-Dhagax ayaa isku soo sawiray goobtii lagu xiray markii Dowladda Federaalku soo afduubtay, una gacan galisay taliskii Itoobiya, si ay kalsooni uga hesho. Illaa hadda, raalli galin lagama siin gabood-falkii loo geystay. Ma khaldame waa Allee, raggii falay maa is daba qabtaan?

Intuu #Maanku #Gaajaysan yahay #Guuli waa weli! @abdisalamisma1 @OAbraar @DGalabguure @billow_jr @Free_Somaliweyn @ogadenonline
@abdisalamisma1 @HabonDaud @RealAbdulAbdi @EbyanDaud @DeerAmina @AbdullahiGuled @ygaraad @Globalworks1 @alihwarsame @Abdirahman0299 @JustAwHirsi @M1Samira @m0farah @OAbraar @ogadenonline @Dr_Udub @AminaWehelie @OsmanAbaar @radiodaljir @akeemdayer @Marawayne Mahadsanid Cabdisalaam. Muran kama jiro jawaabta, waxaase loo baahan yahay in isbadalku ka yimaado gudaha & shacabka. Somaladii hore hurmuud bay ka ahaayeen Geeska Afrika & dunidaba, waxaana lagu gaari karaa hogaan & isku tashi. Laakiin, "inta #Maanku #Gaajaysan #Guuli waa wali"
@abdisalamisma1 @cnbcafrica #Masuuliyad waa #Amaano, hadaadan hagi karin iska dhiib. Shirkadaha shidalka Afrika waa Dilalin & Mufalisiin soo shaqo tagtay. Ma jirto #Khiyaano ka xun #Qalin. #Xabad afraad bay dili kartaa, #Qalinku wuxuu dilaa #Jiilal & #Mustaqbal. Inta #Maanku #Gaajaysan yahay #Guuli waa wali
@abdisalamisma1 @TheVillaSomalia @alijira @Siad_A @SomaliPM @M_Farmaajo @m0farah Afkaaga #Caano lagu qabay. Xayawaankaa wuxuu gartay, ayay #Madaxda 'Shacabku garanweyday. Inta #Maanku #Gaajaysan yahay, #Guuli waa weli!
Oromo is-dooxaneysa ayay qaar Somalida ah ka sugayaan inay u keento #Darajo & Maal. Ninkaad Kabo ka tolanayso waxaa la fiiriyaa kabihiisa. Inta #Maanku #Gaajaysan yahay guuli waa wali @sagal2010 @Barkinka1 @ogadenonline @Qaalinta_Sool @Free_Somaliweyn @somalilane @CiidaCouncil

@ORC35 Inta #Maanku #Gaajaysan yahay #Guuli waa weli. Dadka Gobolka, gaar ahaan Doollo & Qoraxey dhibaato badan bay ka kulmeen #Ethiopia #EPRDF #CabdiIley. Waxay hormuud ka yihiin Geeddi Socodka Nabadda Gobolka. dadka Gobolku waa inay ilashadan midnimadoda & kheyraadkooda
@CiidaCouncil
Last Seen Hashtags on Sotwe
ๆๅไธไธชๅฅถๅฆไธๅฏๆฌ
Seen from United States
squriting
Seen from Lebanon
momson()*+filter:native_video
เนเธขเนเธเธเธฑเธเธจเธถเธเธฉเธฒ
Seen from Thailand
Amongusshow
Seen from United States
ไฝ่ฒ็
Seen from Korea
cheatinggirlfriend
Seen from United States
gayincest
Seen from United States
ูููุกุฉ
เนเธเธเนเธชเธตเธขเธง
Seen from Switzerland
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.2M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
112.2M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.1M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.3M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.6M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.4M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
73.9M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
71.3M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.2M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.4M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
64.2M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.6M followers

X 
@x
60.8M followers






