Top Tweets for #Guuli
@AbdiwahabSheik7 @EIshmael_ Duulkan & kuwa la fikirka ahba ma fahansano dowladnimada & Xildhibaanaddu waxay yihiin & qadiyadda laga hadlayo, wuxuuna ku hadlayaa Afka Oromada OPDO. Intuu #Maanku #gaajaysan yahay, #Guuli waa wali! @AbdiAbdinur @kingofSomaliaa @Somaliactivist @OAbraar @AminaMaandeeq @Abdirik
Rashiid Nuur Cabsieye (Rashiid Gaaruf) qaxooti ayuu ku joogaa US, dhibna uma arko inuu dadyow kala duwan nabad kula noolaado, halka uu meherad ka dhigtay isku-dirka & colaadda Soomaalida dhexdeeda. Inta #maanku, #gaajaysan yahay, #guuli waa #wali!
#Djibouti military is estimated between 18,000 -20,000, population is 1.1 million of which 60% is Somali. Djibouti military is lightly equipped. #Somaliland military is estimated between 25,000 -30,000, population is 6.2 million. #Somaliland military is lightly equipped. #Djibouti city is 11 miles from the border city of Lawya Ado. If #Somaliland decides to cause him trouble like he started doing; IOG will not peacefully sleep in Djibouti City. Hopefully someone will talk him into some sense.

@Cornbreadz13 @BrotherGouled Odayaasha kaliya malaha eedda ee waxgaradka & culimadana qayb ayay ka yihiin. Kuwii shalay gurbaanka u tumayay TPLF ayaa maanatana daasad u garaacaya OPDO. Inta #maanku #gaajaysan yahay, #guuli waa wali! @M_Jobz @Abdirah73113526 @kino_lain @Xaqudirir4 @Dhooooodhe @Galbeedinsight
@realRashka @Kaafi59 @ShAbdiHersy @Hassa23851483 @Barkinka1 @OAbraar @MowliidHaji @fouwzi @SomPundit @AbdullahiGuled @Anwaryare1000 @ElmiYabeh @mohamedHadi1000 @Geele54500070 Waa wax laga xumaado inay isku milmeen xagjirka Axmaarada ee FANO & kooxo Soomaali ah sida N&N & DDS laakiin jawaabta @ShAbdiHersy kadib ayaan rabaa inaan wax ka dhaho arimahaa. Inta #Maanku #Gaajeysan yahay, #Guuli waa weli. @faisalroble19 @HassanKeynan2 @radiodaljir @MoredNews
#guuli
Depois que a Guizhong morreu, Zhongli vai todo final da tarde assistir o pôr do sol ao lado do lírio de vidro que nasceu perto do porto de Liyue, onde se tem a visão completa da cidade
Madaxda Deegaanka Soomaalidu waxay askar & malayshiyaad u direen difaaca Itoobiya & deegaanka Axmaarada, halka askarta & malayshiyaadka dowladda ee mamauladda qaarkood xasuuqayaan ooy barakacinayaan shacabka Soomaaliyeed. Inta #Maanku #Gaajaysan yahay, #Guuli waa wali!
Aad & aad. Dhaqankii xumaa ee TPLF/EPRDF ayaa iiga muuqda. Inta #Maanku #Gaajaysan yahay, #Guuli waa wali @sagal2010 @MohamoudGaildon @mukhtarainashe @OAbraar @Free_Somaliweyn @abdisalamisma1 @KingYusufYusuff @SomPundit @FartaagConsult @zshirwac1 @Djbawlah @Hassa23851483 @hiiraan
Waa arrin laga xumaado in Abdi Hashi Abdullahi
Guddoomiyaha @AqalkaSare la iska hortaago shirka #Dhuusamareeb_3
Mr. Prez @M_Farmaajo arrintan halaga fiirsado @MohamedHRoble @SaidAbdullahiDe @MrQoorqoor @Laftagareen @GudlaweHussein @OFilish @AmbMursal
https://t.co/VmLbQvXe7N
Dhibaatada markaad hodan tahay, hogaankuse kaa xumaado. Inta #Maanku #Gaajaysan yahay, #Guuli waa wali!
@OAbraar @Barkinka1 @fouwzi @hiiraan @radiodaljir @mukhtarainashe @DGalabguure @Dahirow10 @Abdirik @ORC35 @BillowYussuf89 @AwDoll @KhalifAbdi @Ofaysal1984 @Hassa23851483
Somali Petroleum should not be for sale due to political unrest in the country @harbi_marian https://t.co/pwUOBxdzLD
Farmaajo markuu ololaha ku jiray wuxuu Soomaalida u sheegi jiray haasaawe ka dhan ah Itoobiya, halka Itoobiya sugaysay amaankiisa!!! Markuu xukunka qabtayna wuxuu abaal uga dhigay dhiibitaankii Qalbi-Dhagax! Inta #Maanku #Gaajaysan yahay, #Guuli waa Wali @Hadalhaynta
Dhibaatadaa bilaabatay 26 sano ka hor (April 1994) wali way taagan tahay, xal in loo helana way adag tahay, hadaanu shacabka Somali isku tashan. Inta #Maanku gaajaysan yahay, #Guuli waa wali. @radiodaljir @Hassa23851483 @ORC35 @Abdirik @FartaagConsult @Free_Somaliweyn @billow_jr
Maxay tahay sababta Itoobiya u diidday Cassab ee ugu ordayso xeebaha Soomaalida (Soomaaliya & Jabuuti)? Inta #Maanku #Gaajaysan yahay, #Guuli waa wali! @OAbraar @ogadenonline @Djbawlah @abdisalamisma1 @FartaagConsult @DGalabguure @Hassa23851483 @Free_Somaliweyn @RealAbdulAbdi
Djibouti to host a new navy base for landlocked Ethiopia https://t.co/m3oPlztNKY
@DGalabguure @MowliidHaji Dadka dhulkaa & kheyraadkaa haystaa ka gaajaysan, oo mucaawimo u baahan #Maangal ma aha. Hogaan xumo & Hagardaamo shisheeye baa halkaa na dhigtay. Intuu #Maanku Gaajaysan yahay, #Guuli waa wali @AminaWehelie @abdisalamisma1 @mukhtarainashe @AwDoll @OAbraar @billow_jr @Djbawlah
Gafka, Bashar baad u tahee, haddaad ka, garowdo Khalad, Gob bey tahay caadadeed. @Aynte waa mowqif & sawir murugo badan, & arin aan la ilaawi karin. Inta #Maanku #Gaajaysan yahay #Guuli waa wali @abdisalamisma1 @mukhtarainashe @ogadenonline @OAbraar @FartaagConsult @alihwarsame
Qalbi-Dhagax ayaa isku soo sawiray goobtii lagu xiray markii Dowladda Federaalku soo afduubtay, una gacan galisay taliskii Itoobiya, si ay kalsooni uga hesho. Illaa hadda, raalli galin lagama siin gabood-falkii loo geystay. Ma khaldame waa Allee, raggii falay maa is daba qabtaan?

Intuu #Maanku #Gaajaysan yahay #Guuli waa weli! @abdisalamisma1 @OAbraar @DGalabguure @billow_jr @Free_Somaliweyn @ogadenonline
@abdisalamisma1 @HabonDaud @RealAbdulAbdi @EbyanDaud @DeerAmina @AbdullahiGuled @ygaraad @Globalworks1 @alihwarsame @Abdirahman0299 @JustAwHirsi @M1Samira @m0farah @OAbraar @ogadenonline @Dr_Udub @AminaWehelie @OsmanAbaar @radiodaljir @akeemdayer @Marawayne Mahadsanid Cabdisalaam. Muran kama jiro jawaabta, waxaase loo baahan yahay in isbadalku ka yimaado gudaha & shacabka. Somaladii hore hurmuud bay ka ahaayeen Geeska Afrika & dunidaba, waxaana lagu gaari karaa hogaan & isku tashi. Laakiin, "inta #Maanku #Gaajaysan #Guuli waa wali"
@abdisalamisma1 @cnbcafrica #Masuuliyad waa #Amaano, hadaadan hagi karin iska dhiib. Shirkadaha shidalka Afrika waa Dilalin & Mufalisiin soo shaqo tagtay. Ma jirto #Khiyaano ka xun #Qalin. #Xabad afraad bay dili kartaa, #Qalinku wuxuu dilaa #Jiilal & #Mustaqbal. Inta #Maanku #Gaajaysan yahay #Guuli waa wali
@abdisalamisma1 @TheVillaSomalia @alijira @Siad_A @SomaliPM @M_Farmaajo @m0farah Afkaaga #Caano lagu qabay. Xayawaankaa wuxuu gartay, ayay #Madaxda 'Shacabku garanweyday. Inta #Maanku #Gaajaysan yahay, #Guuli waa weli!
@ORC35 Inta #Maanku #Gaajaysan yahay #Guuli waa weli. Dadka Gobolka, gaar ahaan Doollo & Qoraxey dhibaato badan bay ka kulmeen #Ethiopia #EPRDF #CabdiIley. Waxay hormuud ka yihiin Geeddi Socodka Nabadda Gobolka. dadka Gobolku waa inay ilashadan midnimadoda & kheyraadkooda
@CiidaCouncil
Last Seen Hashtags on Sotwe
omegle
Seen from Japan
ometv
Seen from Brazil
สกลนครนัดเย็ด
Seen from Thailand
BallonDor
Seen from United States
laurbat
Seen from Korea
morra filter:videos
Seen from United States
momson() +filter:native_video
Seen from Brazil
tinder
Seen from Germany
TheBattleIsStillTheLords
Seen from Peru
chudai omegle
Seen from United States
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.2M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
112.1M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.1M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.3M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.5M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.4M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
73.9M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
71.3M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.2M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.4M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
64.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.6M followers

X 
@x
60.8M followers





